QM oo ka digtay Ayax hor leh oo ku soo wajahan koonfurta iyo bartamaha...

0
Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO ayaa ka digeysa Ayax hor leh oo ku wajahan bartamaha Soomaaliya oo horay Ayax...

Somaliland oo war ka soo saartay go’aanka Mareykanku ciidamadiisa uga saarayo Soomaaliya

0
War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Somaliland ayaa looga hadlay go’aankii ka soo baxay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo amray in horaanta sanadka soo socda...

Qatar amni oo laga digay hadii Mareykanku ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya

0
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in ciidamadiisa oo idil laga soo saaro Soomaaliya marka lagaaro 15-ka bisha Janaayo ee sanadka...

Shirkii golaha wasiirrada Soomaaliya oo maanta baaqday iyo warar laga helayo

0
Waxaa dib u dhacay shir caadi aheyn oo maanta golaha wasiirrada Soomaaliya ay ku balansanaayeen, kaas oo aan weli ajendihiisa la shaacin, wararkuna ay...

Midowga mushariinta oo war ka soo saaray xaaladihii u dambeeyey ee dalka

0
Midowga musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha  Soomaaliya ayaa war kasoo saaray xaalada amni ee dalka, go’aanka Mareykanku ciidamadiisa uga saarayo Soomaaliya, khilaafka ka abuurmay...

Itoobiya oo ku dhawaaqday inay ku raad joogto hoggaamiyeyaasha TPLF

0
Wasiirka kobcinta dimuqraadiyadda ee dalka Itoobiya Zadig Abraha oo BBC u warramay ayaa sheegay “dagaalkii TPLF lalal galay inuu soo dhammaaday howsha harsanna ay...

Madaxweynaha Mareykanka oo dalabkiisii ugu horeeyey u direy Dadweynaha Mareykanka

0
Madaxweynaha Ladoortey ee Dalka Mareykanka mr Joe Biden ayaa ka dalbaday guud ahaan Shacabka Mareykanka in ay qaataan Af daboolka 100 Maalin ee ugu...

Goodax oo weerar xun oo qabyaaladeysan ku qaaday Cali Guudlaawe

0
 Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa weerar culus oo qabyaaladeysan ku qaaday madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe. Goodax Barre ayaa Cali Guudlaawe...

Wararka Wasiirka Arrimaha Gudaha & Odayaasha Dhaqanka G/Hiiraan oo heshiis ka gaaray xiisada Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Janeraal Muqtaar Xuseen Afrax oo shalay gaaray...

Baarlamaanka Kenya oo si kulul uga hadlay khilaafka siyaasadeed ee kala dhexeeya Soomaaliya

0
Mudanayaasha Baarlamanka dalka  Kenaya ayaa dood adag ka yeeshay khilaafka diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya arimaha Soomaaliya. Talaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii  ay Soomaaliya ugu...

XULASHADA