DFS oo sheegtay in ciidamada Kenya ee ku sugan soomaaliya aysan ku kalsooneen
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arirmaha dibedda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa markale looga hadlay warbixintii ka soo baxday guddiga xaqiiqo raadinta ee urur...
Wasiirada Arrimaha dibada Itoobiya iyo Soomaaliya oo kulan yeeshay
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Khamiis ahayd kula kulmay Magaalada Addis Ababa, Ra’iisul...
Dagaal ka dhacay Degmada Diinsoor
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeya ciidamada daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya iyo dagaalameyaasha Al-Shabaab uu ka...
Mareykanka “Ma aqbaleyno doorashooyin is-barbar socda”
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ka hadashay doorashada Soomaaliya ayaa waxaa ay ugu baaqday madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada in ay xiliyaan muranka...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay guddiyadii ay magacaabeen Puntland iyo Jubbaland
Beesha Caalamka ayaa war kasoo saaray magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, waxaana si buuxda ay beesha Caalamku u0u...
Wasiirka Amniga Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka
Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ku hanjabay dagaal ay qabsanayaan Magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, waxaana uu ka dhawaajiyay arrimo dhowr oo ku...
Bannaabax lagu soo dhaweeyay qaraar uu Saxiixay Madaxweyne Farmaajo
Banaanbax lagu taageerayo go’aanka uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku ansixiyay in gobolka Banaadir uu 13 kursi ku yeesho mataalada Aqalka Sare...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg loo xaliyo ismari waaga...
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashada heer Federaalka ayaa looga hadlay dib u dhaca ku yimid waqtigii loogu tala galay...
Madaxweyne farmaajo oo qaabilay Wasiirka Difaaca Ingiriiska
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingriiska ee Soomaaliya Mudane...
Kenya oo sheegtay ‘in ay ku qansantahay Warbixintii IGAD’
Dowladda Kenya ayaa waxay soo dhaweysay warbixintii ay soo bandhigeen guddiga xaqiiqo raadinta ee loo xil saaray in ay baaraan sheegashada Dowladda Soomaaliya ee...


















