Albaabada guusha oo ka soo xirmaaya Trump iyo wararkii u dambeeyey ee doorashada Mareykanka

0
-Weli si rasmi ah looguma kala bixin doorashada ka socota dalka Mareykanka, balse waxaa loo badinayaa inuu ku guuleysan doono musharax Joe Biden oo...

R/Wasaare Rooble oo magacaabay xubnaha guddiga doorashada kuraasta G/Waqooyi

0
-Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magacaabay guddiga doorashooyinka ee xildhibaanada kasoo jeeeda gobllada waqooyi ee Somaliland. Xubnaha guddigan “waxay mas’uul ka yihiin inay...

CC Shakuur oo laba arrin ku sifeeyey guddiyada cusub ee doorashada dalka

0
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyey laba arrimood oo ku geedaaman guddiyada doorashada heer federaal iyo heer dowlad goboleed ee dhawaan la magacaabay. Cabdiraxmaan ayaa...

Cabdi Xaashi: M/weynaha iyo R/wasaarihiisu waxay bedeleen dhaqankii lagu wada-joogay

0
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa looga soo  horjeestay guddiga doorashada kuraasta baarlamaanka...

Baarlamaanka HirShabeelle oo maanta ansixiyey guddi cusub oo doorasho

0
Baarlamaanka cusub ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay meenta ku yeesheen magaalada Jowhar, waxay ku ansixiyeen xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka...

Jadwalka doorashada Madaxweynaha HirShabeelle oo la shaaciyey

0
-Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle ayaa soo saaray jadwalka doorasho, kadib markii xubnaha guddigas uu maanta ansixiyey baarlamaanka cusub ee HirShabeelle. Sida...

Warbixinno laga diyaariyey saameynta COVID-19 oo golaha shacabka la hor geeyay maanta

0
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta la hor geeyey ajendayaal ay ka mid tahay warbixin ku saabsan saameynta COVID-19 ee...

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle iyo Cali Guudlaawe?

0
Gudoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee dowladd goboleedka  Hirshabelle  Dr.Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad oo ay wehliyaan  Labadiisa ku xigeen Siraaji Sheekh Isxaaq iyo Mahad Cusmaan...

Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Galguduud

0
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal dhexmaray ciidamo ka tirsan xoogga dalka iyo Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Bulacle oo hoos taga magaalada...

Gobolka Georgia cododka doorashada oo dib loo tirin doono

0
Xoghayaha Arimaha Dibadda ee gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in dib loo tiri doono cododka doorashada ee Gobolkaasi iyadoo ay sii socoto...

XULASHADA