R/Wasaare Rooble oo shacabka ugu baaqay in la is caawiyo inta lagu jiro ciidul Fidriga

15

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa boqollaal shacab iyo mas’uuliyiin ah kula tukaday masjidka Shuhadaa ee madaxtooyada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka ugu baaqay in la caawiyo dadka masaakiinta ah, lagana wada shaqeeyo amniga.