Maxay ka wadahadleen Madaxwayne Farmaajo iyo Amiirka Qatar?

7

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyada Munaasabadda Ciidda.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Amiirka Dowladda Qarat iyo Shacabkiisa u rajeeyey in Rabbi sanadkan sanadkiisu ku gaarsiiyo Barwaaqo iyo Horumar.