Dagaal Markale ka qarxay Galbeedka Magaalada Beledweyne
Warar naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in markale uu dagaal ka qarxay galbeedka magaalada Beledweyne ee gobolkaasi.
Dagaalka...
Musharixiinta mucaaradka oo war ka soo saaray shirka beri ka furmaya Muqdisho
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay ka hadleen Shirka beri ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasi oo isku arki doonaan Madaxda dowladda ,...
Mahdi Guuleed oo been abuur ku tilmaamay in Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ka...
Ra’iisalwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa been abuur ku tilmaamay warbixin lagu daabacay Wargeysa The Star ee ka soo baxaya Kenya, kaasi...
Faah-faahin dagaal ka dhacay Jowhar iyo sargaal ku geeriyooday
Dagaal ayaa saaka magaalada Jowhar ku dhexmaray ciidamada maamulka Hirshabeelle iyo malleeshiyada Macwiisley, iyadoona uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalka ayaa...
Qarax ka dhacay magaalada Jowhar
Kolonyo uu la socday guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe Axmed Mayre Makaraan, ayaa qarax lagu beegsaday dulleedka bari ee magaalada Jowhar ee xaruunta gobolka Shabeellada...
Axmed Karaash Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada Puntland
Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xiray Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka...
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Booqday Degaan Uu Ku Fatahay Webiga
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta socdaal kormeer ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay Webiga Shabeelle.
Madaxweynaha oo kormeerkiisa...
QM: “166,000 oo ruux ayay sameeyeen roobababkii mahiigaanka”
Roobabkii mahiigaanka ahaa ee dhowaan ka da’ay guud ahaan Soomaaliya ayaa saameeyay ku dhowaad 166,000 oo qof, sida ay sheegtay hay’adda gargaarka ee Qaramada...
Erdogan: “Biden gacmaha ayuu dhiig ku sitaa”
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu “gacmaha dhiig ku sito” sababo la xiriira taageeradiisa dagaalka Israel...
Puntland oo amar ku bixisay in la baaro gaari kasto oo ay leeyihiin ciidanka
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud (Daan), ayaa amar ku bixiyay in baaritaan lagu sameeyo gaari kasta oo ciidan leeyahay, haddii...


















