Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay degmada Ceelwaaq

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay degmada Ceelwaaq ee Gobolka...

Shirka madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada oo baaqday.

0
Sida ay sheegayaan wararka dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ka jira Dalka, kaas oo...

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiiradda Jubbaland ?

0
Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Jubbaland kaas oo ka dhacay madaxtooyada...

Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo wata Hub iyo Gaadiid oo isku soo dhiibey Ciidanka...

0
Sargaal ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab Ayaa Maanta Galinkii Hore Isku Soo Dhiibay C,X,D,S Ee Ku Sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,Sargaalkan oo lagu sheegay...

Madaxweyneyaasha Hirshabeelle, Galmudug, iyo Koofur galbeed oo Muqdisho soo gaaray

0
Madaxweyneyaasha Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa  ayaa si kala gaar gaar ah uga soo degey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kadib...

Wasiir Goodax Barre oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay ku eedeeyay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya in uusan ka warqabin imtixaankii ay galeen Ardayda ku nool Gobolada...

M.Farmaajo iyo wafdi ka socda dawlada Mareykanka oo kulan aan caadi ahayn uga socda...

0
Waxaa magaalada Muqdisho maanta kulan aan caadi ahayn uu uga socdaa, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi socda beesha caalamka. Kulankan oo ka socda...

Madaxweynayaasha, Hir-shabeelle, Koonfur Galbeed & Galmudug oo yimid Muqdisho

0
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho kadib kulan wadatashi ah oo ay kusoo qaateen magaalada Baydhaba. Axmed Qoorqoor,...

Qaar kamid madaxda dowlad goboleedyada oo Beydhabo shir uga furmay

0
-Shir wada tashi ah oo ay ka qeyb galayaan Madaxweyneyaasha Dowlad goboleedyada Koofur Galbeed,Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Beydhabo ee xaruunta kumeel...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo kulamo ka wada Gobolka Gedo

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomalaiya Xasan Cali Nuur Shuute iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa ay kulan xog-wareysi ah kula qaateen degmada...

XULASHADA