Askar ka tirsan Ciidanka booliska oo lagu dilay dagaal ka dhacay Matabaan
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ka dib markii ay halkaasi ku dagaallamay ciidanka dowladda...
Shabaab iyo dad shacab ah oo ku dagaalamay Koofurta gobolka Mudug
Warar naga soo gaaraya deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu dagaal halkaasi ku dhex maray dad Shacab ah...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay ujeedka safarkiisa Muqdisho
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxeyna aheyd markii ugu horreysay uu soo gaaro magaalada tan...
Ururka NUSOJ oo Tababar Magaalada Baardheere ugu Qabtey Wariyayaasha Baardheere(Sawirro)
Ururka qaranka suxufiyiinta soomaliyeed ee National Union of Somali Journalists (NUSOJ) oo kaashanaya Ururka Midowga Suxufiyiinta Gobolka Gedo ayaa Magaalada Baardheere ku soo gabagabeeyey...
UNHRC oo ka hadashay geerida muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah oo ku sugnaa...
Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in ay ka murugaysan tahay geerida 19-jir magangalyo-doon Soomaali ah oo ku sugnaa magaalada Tripoli ee dalka Libya ka dib...
Taliyaha ciidanka Asluubta soomaaliya oo ka badbaaday qarax saakay ka dhacay Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa saakay ka badbaaday qarax miino oo ka dhacay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim ee magaalada...
Suuqyada Garoowe oo maanta markale laga diiday isticmaalka shilinka Soomaaliga ah.
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta markale suuqyada magaaladaasi, laga diiday Lacagta Shilin Soomaaliga ah, kadib markii Ganacsatadu sheegtay in Bankiga...
Xal laga gaaray xiisad ka taagneed Kaaraan
Sida ay xog ku heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho Waxaa xal laga gaaray isku dhicii dhowaan ka dhacay degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir,...
R/Wasaare Rooble oo Muqdisho ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo doorashooyinka
R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Muqdisho waxaa uu ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo arrimaha doorashooyinka.
Kulamadan ayaa looga gogol leeyahay...


















