CC Shakuur oo carro ku jaray wadooyinka soo gala hoygiisa
-Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame degan agagaarka madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasin ayaa maanta carro ku jaray dhamaan wadooyinka soo gala goobta uu degan...
Maxuu Laftagareen kala hadlay odayaasha dhaqanka K/Galbeed?
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhaba kulan kula qaatay odeyaasha dhaqanka deegaanada Koonfur Galbeed.
Madaxweyne Lafta Gareen ayaa odayaasha...
Dowladda Soomaaliya oo heshiis cusub ku saxiixday Addis Ababa
Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya waxaa maanta lagu kala saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso dalalka Afrika ee...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 10aad ee Habka Wanaagsan ee Wax beerashada
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Maareynta .
Barnaamijkan oo ay idiin soo...
Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay xaaladda Muqdisho
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu ”Aad uga walaacsan yahay xaaladda Muqdisho”.
“Waxaan aad uga walaacsanahay...
Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray xaaladda Muqdisho
Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarkii lagu qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur...
UK oo war ka soo saartay xaaladda Muqdisho
Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, iyadoo baaq u dirtay dhinacyadda ay dirirtu ka dhaxeyso ee ku dagaalamaya...
Wasiirka Amniga oo beeniyay in ciidamada dowladda weerareen Xasan Sheekh
Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa beeniyay in ciidamada dowladda ay weerareen hoyga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo sheegay in hoygiisa ay weerar ku soo qaaday DFS
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ka soconaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ilaalada siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdirshakuur ayaa...
Ciidanka Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Isgoyska Fagax
Ciidankii saaka la wareegay xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ayaa lagu soo warramayaa in ay dib ugu laabteen degaanka Gubadleey, waxaana dib u...


















