Xasan Sheekh oo ku hanjabay inay tallaabo qaadi doonaan

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud kana mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wax aan la abqali Karin ku tilmaamay go’aankii Xukuumadda...

Musharax Daahir Geelle oo cadeeyay sababta ay u shaacin waayeen liiska Xubnaha NISA ee...

0
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowladda uu hoggamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shir...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo si adag uga jawaabay go’aankii XF iyo hadalkii Qoor Qoor

0
-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa lagu sheegay in siyaasiyiinta, dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda...

Dowladda Kenya oo war ka soo saartay qarax lala eegtay ciidamadeeda

0
Ciidamadda dalka Kenya ee ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya, ayaa waxaa lala eegtay weerar qarax , sidda ay...

Deni oo ka qeyb galay shir looga hadlayay xal u helida shilin Soomaaliga

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Kulanka...

Wanla-wayn: Dagaal u dhaxeeya guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa oo ka dhacay degmadaasi

0
Wararka ka imanaya degmada Wanla-weyne ee gobolka Shabellada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi hadda uu ka socdo dagaal qarar kaasi oo la sheegay inuu...

AMISOM oo miino baaris ka billaabeysa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

0
Ciidamada AMSOM ayaa sheegay in ay tababar socday 5 todobaad ay usoo xireen ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM...

Muuse Biixi oo xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay xubno ka tirsan xukumaddiisa

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah xukumaddiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa...

Koonfur Galbeed Oo Magacaawday Guddi Xaqiiq Raadin Ah (Wareegto)

0
 Share Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa Guddi xaqiiq raadi ah u magacaabay degmada Wanla-weyn ee Gobolkaas oo...

Dowladda Somalia Oo Beenisay Inay Heshiis La Saxiixaneyso Shirkado Shidaal

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay oo ku aadan in dowladda Federaalka ay heshiis shidaal qodis ah la saxiixaneyso...

XULASHADA