Meydka Ganacsade Soomaali Ah Oo Todobaaddo La La’aa Oo La Helay
Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali ah oo la waayey 13 bishan, ayaa xaqiijiyey in Meydkiisa laga helay meel duur ah oo ku taal...
Axmed Madoobe Iyo Deni Oo Siyaasiyiinta G/Waqooyi Kala Hadlay Xalinta Khilaafka Taagan
Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa xalay kulan gaar la qaatay Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Waqooyi oo uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda...
Dowladda Oo Sheegtay Inay Diyaarisay Qorshaha Sugida Amniga Doorashada
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in dowladda Federaalka diyaarisay qorshaha lagu sugayo amniga doorashada dalka ka dhaceysa oo...
RW Rooble Oo Farriin U Diray Midowga Musharaxiinta Iyo Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka mahadceliyay taageerada Shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta oo ay ku jiraan Midowga Murashaxiintu u muujiyeen dadaallada...
Biden oo markale ku celiyay inuu taageero siin doono Israa’il
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inaysan wax isbeddel ah ku iman ballan-qaadkiisa ku aadan amniga Israel, hase yeeshee waxa uu ku adkeystay in...
R/wasaare Rooble oo sheegay in ay muhiim tahay in xoogga la saaro isu tanaasul
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka mahadceliyay taageerada Shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta oo ay ku jiraan Midowga Murashaxiintu u muujiyeen...
Taliye Xijaar iyo AMISOM oo ka wadahalay sugida amniga doorashooyinka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay Madaxa Amisom iyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha midowga Afrika Ambassador Francisco...
Booliska Wanla-weyn oo sheegay in la kala qaaday ciidamadii shalay ku dagaalamay degmadaasi.
Taliyaha saldhiga booliska degmada Wanla-weyn ee gobolka shabeellada ayaa sheegay in ay kala qaadeen ciidankii shalay ku dagaalamay degmadaasi
Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in...
Shirka madaxda Soomaalida oo soo idlaaday maalintii labaad
Waxaa maalintii labaad Teendhada Afisyooni ku soo idlaaday shirka wadatashiga Qaranka, kaasi oo u dhexeeyay R/wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Shirka ayaa...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka warbixisay halka uu marayo shirka ay maanta yeesheen madaxda Soomaalida
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii labaad.
Madaxda ayaa bilaabay ka doodista...

















