R/Wasaare Rooble oo shacabka ugu baaqay in la is caawiyo inta lagu jiro ciidul...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa boqollaal shacab iyo mas’uuliyiin ah kula tukaday masjidka Shuhadaa ee madaxtooyada dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Muxuu yahay sharciga ka dhanka ah Islaamka ee ka carreysiiyey Erdogan?
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sharci cusub oo Faransiiska qorsheeyey in looga hortago wax loogu yeeray “gooni u goosashada Islaamiga ah”, kaasi...
MW Farmaajo oo Muqdisho dib ugu soo laabtay, kadib safarkii Kampala
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar ay ku tageen...
Midowga Afrika oo si adag uga hadlay duqeymaha Isra’il ee Qasa
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza iyo ‘weerarka ay Israa’iil ku qaaday’ dad ku cibaadeysanayay masaajidka Al...
Erdogan Iyo Valadamir Putin Oo Ka Wada Hadlay Colaadda Falastiin Iyo Israa’iil
Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan uu Khadka Telefoonka kula xiriiray dhigiisa dalka Raashiya, Valadamir Putin.
Labada Madaxweyne ayaa...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka...
Ciidamada AMISOM oo waqtiga loo kordhiyay
Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalkooda Soomaaliya ee Amisom ay heli doonaan waqti kordhin loo sameeyo marka lagaaro 31-ka bisha Diseembar ee sanadkan, taasoo...
Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Madaxweynaha Dalka Burundi
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan Magaalada Kambaala ee Caasimadda dalka Uganda ayaa halkaas kulan kula qaatay...
Puntland oo xukun dil ah ku riday xubno ka tirsan Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday shan xubnood oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.
Maxkamadda ayaa...
Mareykanka oo gantaalo digniin ah ku riday doon ay leedahay Iran
Pentagon ayaa sheegtay Markab ka mid ah kuwa ilaaliya badaha Mareykanka inuu gantaallo digniin ah uu ku riday doomo ay leedahay Iraan oo si...


















