Maxay tahay sababta looga joojiyay in Soomaaliya ay cod ku yeelato fadhiga Q.M?.

10

Soomaaliya ayaa weyneysa fadhiyada Soo socda ee QM in wax cod ah ay ku yeelato fadhiyada Jamciyadda loo dhan yahay maadama ay bixin weysay lacagihii deynta ee Qm ku lahayd.

Iran iyo Jamhuuriyada Africa dhexe iyo Jaziirada Comoros ayaa qeyb ka ah kuwa aan codka ku yeelan doonin fadhiyada QM yeelanayaan ilaa bisha September.

Dowladahaan qaarkood ayaa lacagihii lagu lahaa ay dhafeen xadiga lacagta codeynta loogu talagalay inay QM siiyaan.

Wadamadan ayaa lagu leeyahay 2sano, halka kuwa kalana ay intaasi ka badan yihiin.

Iran deynta ku taagan waa 16,251,298 halka Jamhuuriyada Africa dhexe lagu leeyahay 29,393 oo doolarka Mareykanka.