Somaliland Degmooyin Horleh Oo Ay Natiijooyinkoodu Soo Baxeen

10

Degmooyinka haatan soo baxaya natiijooyinkooddu waxaa kamid ah degmada Baki ee Awdal.

Degmadan waxaa lagu tartamayey sagaal kursi ee golaha deegaanka, waxaana looggu kala guuleystay sidan soo socota:

1 – Xisbiga Wadani – 5

2 – Xisbiga Ucid – 1 3 – Xisbiga Kulmiye – 3

Sidoo kale, waxaa soo baxdey natiijada doorashada ee degmada Ceerigaabo ee golaha deegaanka.

1-Xisbiga Wadani – 6

2-Xisbiga Ucid – 2

3-Xisbiga Kulmiye – 5