Lafta gareen oo tababar u soo xiray cutub ka mid ah ciidanka daraawiishta

0
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii afaraad ee ciidamada Daraawiishta...

Qoor Qoor oo Gaalkacyo uga qeyb galay aaska Sheekh Cali Dheere

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, xubno ka tirsan Golaha Wsiirada Galmudug iyo...

Madaxweynaha Puntland Deni Oo Gaaray Magaalada Nairobi

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa gaaray Magaalada Nairobi...

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Xukun 146-Sanno Oo Xabsi Ah Lagu Riday

0
Muwaadin Soomaali oo magacaabiisa lagu soo gaabiyay Maxamed ayaa khamiistii lasoo dhaafay lasoo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Lasbos ee dalka Gariiga, kaasi oo...

Masar Oo Soo Daadgureyneyso Dadka Ku Dhaawacmay Weerarkii Qaza

0
Masar ayaa 10 kamid ah gawaarida gurmadka deg deg ah u dirtay marinka Qaza si ay usoo daabulaan dadka ku dhawaacmay duqeymaha Israa’iil si...

Israa’iil oo lagu eedeeyay inay duqeysay xero ay ku noolaayeen qaxooti

0
Wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen xero qaxooti oo ku taal Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan...

Xafiiska Rooble oo war ka soo saaray ka qeyb galka caleemo-saarka Madaxweyne Geelle

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu...

Yaa maanta ka qeyb gelaya caleema-saarka Madaxweyne Geelle?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha, kadib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee bishii hore...

R/Wasaare Rooble oo war ka soo saaray maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u diray dhalinyarada Soomaaliyeed hambalyo ku aadan sanad guuradii 78-aad ee ka soo wareegtay markii la...

Qoor Qoor oo Gaalkacyo ka wada dadaalo lagu xalinayo xiisad ka dhalatay dil loo...

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay wada-hadallo lagu xalinayo shaqaaqo ka dhalatay dil...

XULASHADA