Gen Odawaa oo booqday saldhigyada ciidamada xoogga ee ku yaala shabeellada hoose
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa booqday furimaha hore ee dalka iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Gobolka Shabeellada...
Deni oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Puntland.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee todobaadlaha ah.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku-xigeenka Puntland...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo u digay Mas’uuliyinta Hay’adaha garsoorka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedrraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga digay mas’uuliyiinta Hay’adaha garsoorka dalka in ay u cadaalad fali waayaan Shacabka...
Sacuudiga oo uga digay Muwaadiniintiisa inay u socdaalaan dalal ay kujirto Somalia
Dowladda sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay muwaadiniinteeda iyo dadka kale eek u nool dalkaasi waxaa ay uga digtay inay u safraan 12 dal oo...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray digniin ku socota Shacabka Muqdisho
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shacabka Magaalada Muqdisho uga digay inay ku dhex Ganacsadaan wadada Kacaanka ee loo yaqaano Cir-toogtaha, taas oo ku taalla Suuqa...
Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay
Wareegto ka soo baxday, Xafiiska Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Jubaland, balse la shaqeeya dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxaa xolka looga qaaday...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo maanta gadood ka sameeyay Gelinsoor
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo markale gadooday ayaa isbaaro dhigtay Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud halkaa oo ay maanta ku qaadayaan lacago ay kusoo rogeen...
Ciidamada xoogga oo ku raad-jooga maleeshiyaadkii ka dambeeyay dadkii lagu laayay Galgaduud
Kadib markii shalay maleeshiyaad hubeysan ay dad shacab ah ku dileen duleedka degmada Balambal ee gobolka Galgduud ayaa waxaa halkaas ka bilaawday howlgallo ay...
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?
Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha...
Koofur Galbeed oo faahfaafin ka bixisay waxyaabaha looga hadlay kulanka ay yeesheen Lafta gareen...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa uu kulan kula qaatay...


















