Deni oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Puntland.

18

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee todobaadlaha ah.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Kulanka ayaa waxaa t looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, xaaladda gobollada iyo degmooyinka iyo xeerka horumarinta sanduuqa dhallinyarada.