Turkiga Oo War Kasoo Saaray Dib U Soo Celinta Xiriirka Somalia Iyo Kenya
Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ay khamiistii lasoo dhaafay dib ugu soo celisay xiriirkii ay la laheyd dowladda Kenya, kadib...
Maxkamadda ciidamada oo sii deysay laba ka mid ah ragii ku eedeysnaa dilka C/Xakiin...
Laba ka mid ah ragga loo heysto dilka guddoomiyihii hore ee degmada Hodan Cabdixakiin Dhegajuun ayey maanta xoriyadooda dib u siisay maxkamadda ciidamada qalabka...
Maxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri dib u soo noqoshada xiriirkii Soomaaliya iyo Kenya?
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa soo dhaweeyay dib u soo nooleynta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, isagoo ku...
Axmed Karaash oo shir isugu yeeray saraakiisha hey’adaha ammaanka Puntland
-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland, ahna ku simaha madaxweynaha Puntland Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa shir-guddoomiyay kulan ku saabsan amniga guud iyo dardargelinta qorsheyaasha...
Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Oo Booqanaya Sacuudiga Iyo Ujeedkiisa
Ra’iisul Wasaaraha dalka Pakistan Imran Axmed Khan ayaa Maanta oo Jimco ah u bilaaban doonta Booqasho 3 maalmood oo uu ku tegi doono Caasimadda...
Madaxweynaha Puntland Oo Socdaal Gaar Ah Ku Tagay Magaalada Addis Ababa
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Garoowe ayaa fiidnimadii xalay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda...
Xabad joojin la kala dhex dhigay maleeshiyadii ku dagaalamay Beledweyn
Maamulka Hirshabeelle ayaa ciidamo kala dhexdhigay malleeshiyaad ka soo kala jeedo beelo oo wada deggan galbeedka magaalada Beledwayne ee xaruunta gobolka Hiiraan.
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle,...
Ciidamadii Kasoo Horjeeday Muddo Kororsiga Oo Ka Baxay Muqdisho
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho isaga baxay Ciidamadii Milateriga dowladda Federaalka ee kasoo horjeeday muddo kordhintii loo sameeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Farmaajo, kuwaasi oo...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh oo Muqdisho ku geeriyooday
Allaha unaxariistee waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa xubnaha ugu da’da weyn Golaha Shacabka, sida ay noo...


















