Xildhibaano ka soo jeeda Somaliland oo si adag uga hor-yimid dalabkii guddoomiye Cabdi Xaashi

0
Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwooda ka soo jeeda gobollada woqooyi ee Somaliland ayaa si adag uga hor-yimid dalabkii guddoomiyaha Aqalka Sare...

Ilhaan Cumar iyo Soomaali kale oo guulo kasoo hooyey doorashadii ka dhacday Minnesota

0
Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib markii ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga. Waxaa sidoo kale doorashadii...

Rag qirtay inay si bareer ah u dileen gabar yar oo lagu soo bandhigay...

0
Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa saacadihii u dambeeyey gacanta ku dhigay laba nin oo lagu eedeynayo in ay si arxan-darro ah...

Maxkamadda Hargeysa oo xukun ku riday C/Manaan Yuusuf go’aan culusna ka soo saartay TV-ga...

0
Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxay sheegayaan in maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ay xukun xabsi iyo lacag isugu jira ku riday...

Maxkamad maanta xukun adag ku riday rag kufsi iyo dil u geystay gabar yar

0
Maxakamdda Darajada koowaad gobolka Bari ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay labo nin oo ku eedaysan ay dhawaan dilka iyo kufsi...

Shiikh Shariif oo ka hadlay tabashooyin ka jira dhismaha HirShabelle

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta gaaray magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ka war bixiyay u jeedka safarka uu Maanta...

Baarlamaanka HirShabeelle oo doortay guddoomiye cusub iyo ku xigeenkiisa

0
Waxaa goordhow soo idlaatay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyadoo Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha Baarlamaanka. Guddoomiyaha...

Galmudug oo heshiis lagu dhisayo dekedda Hoboyo la saxiixatay 3-shirkadood

0
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta heshiis taariikhiya oo lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay Shirkadda Oriental oo ah Isbahaysi ka kooban Seddex Shirkad oo...

M/weynaha dalka Ivory Coast oo mar kale ku guuleystay doorashadii ka dhacday dalkaas

0
-Guddiga doorashadda dalka Ivory Coast ayaa ku dhawaaqay in m/weynaha dalka dalkaas Al-Assan Wattaara uu ku guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday ayadoo ay mucaaradku...

XULASHADA