Gaas oo ka digay khalalaaso ka dhasha doorashada.
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay doorashada Somalia la filayo in sanadkan...
Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Cali Guudlaawe
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiin luqmaan Xaaji Maxamed oo ay wehliyaan labadiisa kuxigeen ee Siraaji Shekh Isaaq Cabdulle iyo Mahad Hassan Cusmaan ayaa...
Uganda oo ciidamo badan kala baxday Soomaaliya
Saraakiil ka tirsan dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamo gaaraya 2100-Askari, oo ka tirsanaa Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo Khamiistii tagay Xarun la...
Dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada xoogga oo ka socda Galgaduud
Wararka ka imaanaya tuulooyin hoostaga deegaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda uu halkaasi...
Ciidamad Kenya oo duqeymo ka fuliyay gobolka Gedo.
Wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay markale duqeymo ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi.
Weerarka ayaa waxaa uu...
James Swan iyo Biixi oo ka wadahadlay soo celinta wada shaqaynta labada dhinac
Qaramada Midoobay iyo xukuumadda Somaliland ayaa bilaabay wadahadal ku saabsan shuruudo cusub oo u oggolaanaya UN-ka iyo hay’adaheeda inay si gooni gooni ah ula...
Cabdi Xaashi oo ka horyimid Guddiga uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble
War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu...
Lafta gareen oo magacaabay guddiga doorashada heer dowlad goboleed
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad-goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya kuwaas oo maamuli doona doorashada...
Madaxweyne ku xugeenka Galmudug oo booqday deegaano laga saaray A-shabaab
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid oo uu wehelinayo Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo Maamulka Caasimadda ayaa maanta booqday...
R/wasaare Rooble oo booqday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Ujeedka kormeerka Ra’iisul Wasaaraha...