Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Waajid oo la dhaariyey

0
Munaasabadda lagu dhaarinayay Xildhibaannada Golaha deegaanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Maxamed Abuukar Cabdi, Wasiirka Amniga Mudane Isxaag Cali Subug,...

DFS oo ciidamo dheeraad ah ka soo dejisay Muqdisho

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta mar kale garoonka Aadan Cadde ka soo dejisay ciidamo ka tirsan Booliiska sida gaarka u taba baran ee Haramcad, kuwaasi...

Puntland oo sharuud ku xirtay ka qeyb-galka shirka uu Cillaamiyay MW Farmaajo

0
Dowlad gobolleedka Puntland ayaa sharuud ku xiray ka qeyb galka shirka uu xalay ku dhowaaqay madaxweyne Farmaajo, kaasi oo looga hadli doono xallinta khilaafka...

Urur gobaleedka IGAD oo soo dhaweeyay dib u soo celinta wada hadalada doorashooyin

0
Urur goboleedka Igad ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee ahaa in dalka...

Qorshe Xilka Looga Qaadayo Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Socda Muqdisho

0
Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in kulanka Deg-dega ah ee uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhamaaday...

Uk oo cunaqabateen ku soo rogtay siyaasiyiin lagu helay musuqmaasuq

0
Boqortooyada Ingiriiska ayaa cunaqabateyn saartay 22 shaqsi oo 14 ka mid ah ay u dhasheen Ruushka, kuna lug lahaa kiisas musuqmaasuq oo ku saabsan...

Ciidamada ammaanka oo saakay jir dil u geystay shaqaalaha Idaacadda Mustaqbal

0
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo saakay arroortii galay xarunta Idaacadda Mustaqbal oo ka mid ah maxaliga ah ee ku yaala Muqdisho ayaa qaatay...

Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Kasoo Horjeestay Muddo Kororsiga dawlada

0
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa si wadajir ah uga soo horjeestay muddo kordhinta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ay u sameeyeen...

Fanaan Qaran Xareedo Ismaaciil oo ku geeriyootay Ingiriiska

0
Allaha u naxariisto Fanaanad Qaran Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) ayaa dalka UK ku geeriyootay,. Xareedo waxay ka mid ahayd fannaaniintii hore dalka ee Hobollada Qaranka Waaberi...

Inta badan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo laga barakacay

0
Dadkii ku noolaa inta badan xaafadaha degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa ka barakacay xaafadahoodii, waxayna u hayaameen deegaanada koofureed ee magaalada. Waxaa...

XULASHADA