Kenya oo bilowday dhismaha darbiga ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya

0
Dowladda Kenya oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ciidamo dheeraad ah dhigtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya  ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay...

Axmed Madoobe oo gaaray Garoowe.

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland, waxaana garoonka Diyaaraddaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha cusub...

Deni iyo guddoonka golaha wakiilada oo shir ka yeeshay arimaha doorashooyinka soomaaliya.

0
Madaxweynaha Maamulka  Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan kula qaatay Magaalada Garoowe Xubnaha Golihiisa Wasiirada, isaga oo kala hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan uu...

Midowga Yurubka oo war ka soo saaray markabka la sheegay in lagu afduubtay Puntland

0
Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad-badeeda Soomaaliya ayaa tafaasiil kasoo saarey Markabkii la sheegay  in asbuucii hore lagu afduubtay xeebaha deegaanada maamulka Puntland,...

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtey Kismaayo.

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa maalmahii lasoo...

Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni & Golihiisa Wasiirada?

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Maamulkaas. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed...

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo mudeeyay doorashada Golaha Wakiilada & Golayaasha Deegaanka.

0
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in waqtiga Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Degaanka lagu heshiiyay kadib kulmo maalmaahan socday. Saddexda Xisbi Qaran & Guddiga Doorashooyinka Qaranka...

Somaliland oo ‘ka gubatay’ QODOB ka mid ahaa war-murtiyeedkii Dhuusamareb

0
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-Nac) oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadlay war-murtiyeedkii dhawaan kasoo baxay shirkii Dhuusamareeb...

Askar horey dil u gaystay oo xukun lagu riday

0
Maxkamada ciidamada Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday eedeysanayaal horay dil  u geystay kuwaasi oo dhageysiga dacwadooda muddooyinkii dambe ay ka socotay maxkamadda. Eedeysanayaasha maxkamada...

Ganacsatada Qaadka Kenya oo dalbaday in suuqyo cusub loo raadiyo Qaadka iyagoo ka niyad...

0
-Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa dowladdooda ugu baaqday inay suuqyo kuyaala qaaradda Afrika u raadiso ganacsiga Qaadka Miiroowga, si looga kaaftoomo baahida loo qabo Qaadka...

XULASHADA