Madaxda Maamul goboleedyada oo maanta dib ugu laabanaya deegaanadooda.

0
Madaxweyneyaasha maamulada Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam( Axmed madoobe) ayaa soo geba-gabeeyay safarka ay ku joogaan magaalada Muqdisho, kadib markii...

Madaxweyne Biixi iyo hoggaamiyaasha mucaararadka Soomaaliland oo maanta codkooda dhiibtay

0
Deegaanada Somaliland ayaa waxaa saaka ka bilaabatay codeynta doorashada golaha wakiilada iyo kuwa deegaanka. Dadweynaha ayaa saaka codkooda ka dhiibanayay xarumaha codbixinta oo gaaraya 2,709. Waxaana...

Taliye Xijaar oo sheegay in ay diyaar u yihiin sugida amniga doorashooyinka

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Xijaar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay u diyaarsanyihiin sugida amniga doorashooyinka. Taliyaha ayaa sidoo...

Safiirka Dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya oo kulamo siyaasadeed ka wada Muqdisho.

0
Madaxweynaha  dowlad goboleedka  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya...

Guddoomiye Mursal iyo jawaari oo ka wada hadlay xaalada dalka.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan qado sharaf ah oo uu sameeyay guddoomiyihii...

Hoos ka dhageyso Q.3aad Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cunntada.

0
Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay’ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada...

Shiikh Shariif oo mar kale ka hadlay heshiiska dhawaan laga gaaray arrimaha doorashada

0
Kadib markii dhawaan heshiis rasmi ah laga gaaray arrimaha doorashooyinka ee dalka ayaa waxaa magaalada muqdisho ka socday kulamo siyaasadeed kuwaas oo ay sameynayaan...

Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Socdaal Ku Tegaya Pakistan Iyo Ujeedkiisa

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa dalka Pakistaan Sadiq Sanjrani,...

Banaanbax looga soo horjeedo reer galbeedka oo ka socda Addis Ababa

0
Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Bannaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa sida ay sheegeen dowladaha shisheeye ee...

Hoggaamiyaasha Galbeedka Afrika oo ka shiraya xaalada Mali

0
Kornel Assimi Goita, hogaamiyihii inqilaabka ee Mali iyo madaxweynaha cusub ee ku meelgaarka ah ee dhawaan loo magacaabay, ayaa looga yeeray kulan deg deg...

XULASHADA