Gudiyada Isportiska Gobolka Gedo oo Gudoomiye mar kale u doorey Maxamed cabdi Nuur

75

Gudoomiyayaasha Sports ka degmooyinka Gobolka Gedo ayaa Gudoomiyaha Sports ka Gobolka Gedo Mar kale ayaa waxay u doorteen Maxamed cabdi Nuur oo xilkaasi horey ugu magacaabnaa.

Doorashada oo ahayd maid tartan Aadag loo galey ayaa u dhacdey hab Qadka telephone ka oo ay ku jireen ilaa 7da gudoomiye degmo ee ka kala Socdey Bahda Isbortiska iyo mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo,taasoo sababtey in Gudoomiye ay u doortaan Maxamed Cabdi Nuur. .

Hadaba si aan faahfaahin dheeri aan uga helno Doorashadaasi ayaa wariyaheena Axmed Cumar Saalixi waxuu wareysi uu la yeeshay Gudoomiyaha Cusub.

Su;aasha ugu horeysay ee uu weydiiyey ayaa waxay ahayd waa sidee Dareenkaaga mar kale haddii laguu doortey Gudoomiyaha Sportiska Gobolka ,maxaadse ku soo kordhin?

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA RADIO MARKABLEY UU LA YEESAY GUDOOMIYAA CUSUB EE SPORTISKA GOBOLKA GEDO