Wararkii ugu danbeeyey ee rasaastii galabta lagu furay Mdaxweyne Hore Xasan Shiikh
Faah-faahin dheeraad ah oo kasoo baxaya rasaastii lagu furay galabta kolonyadii uu la socday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wararka ayaa sheegaya...
Ciidanka DF oo rasaas ku furay kolonyo uu la socday Madaxweyne Xasan Shiikh
Is rasaaseen u dhaxeysa ciidanka Asluubta ee ku sugan agagaarka maxkamada gobalka Banaadir iyo ciidan ilaalada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Xubno ka tiraan Al-Shabaab oo maxkamadeyntoodu ka Socoto Gaalkacyo
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa gaar ahaan maxkamadda sare ee Puntland maanta waxaas si toos ah uga bilaabatay dhageysiga kiiska 5 xubnood...
Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar
Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo lagu saleynayo “guul labada dhinac ah”, waxaa sidaas Talaadadii sheegay...
Wasaradda Cadaaladda oo markale qaaday imtixaanka bixinta ogolaashaha Notaayda
Wasaradda cadalada iyo garsoorka Xukumadda Federalka Soomaaliya, ayaaa maanta imtixaanka bixinta Ruqsadaha Notaayada ee qeybtii labad Ka qaaday qar kamid ah bushada soo codsatay...
Kalluumeysato lagu la la’yahay xeebaha Muqdisho
Koox dhalinyaro kalluumeysato ah ayaa muddo bil ah nolol iyo geeri lagu la’yahay, iyagoona xiriirkooda la waayay markii ay bad-waynta Hindiya u kalluumeysi tageen,...
Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaliya oo ka hadlay xiriirka dawladdaha Soomaliya, kenya iyo Jabuuti
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Mudane Muhammad Abdirizak, oo waraysi gaar ah la yeeshay telefishanka qaranku ayuu wasiirku kaga hadlay...
Imtixaankii dugsiga sarre la soo gaba gabeeyay
Muddo shan maalin ka dib, waxaa maanta la soo gababeeyay imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare, kaasi oo ay qaadaysay wasaaradda waxbarashada ee xukumadda Soomaaliya.
Imtixaankan...
Golaha wasiiradda Jubbaland oo la ansixiyay
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa maanta ansixiyay Golaha wasiirada cusub ee maamulkaasi.
Kulan ay xildhibaanada ku yeesheen xarrruuntooda dhexe ayaa waxaa soo xaadiray 51...
Cabdi Xaashi oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada ee G. Waqooyi
Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee (Somaliland).
Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska...

















