Afhayeen cusub oo loo magacaabay Booliiska Soomaaliya.

26

aliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Korneel Sadiiq Aadan Cali (Doodisho), kaas oo hore u ahaa Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Taliye Xijaar ayaa waxaa uu Afhayeenka Ciidanka Boolisk Soomaaliyeed u magacaabay Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan, oo badalayo Korneel Saqiiq Doodisho.

Lama oga sababta rasmigaa uu xilkii ugu qaaday Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Col Saqiiq Doodisho, kaas oo muddo soo ahaay Afhayeenka Ciidanka Boolisk Soomaaliyeed.