R/wasaare Rooble oo maanta booqday dekadda Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta booqday dekadda Kismaayo,...

Maxay ka wadahadleen Kheyre iyo guddoonka doorashooyinka dalka?.

0
R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu la kulmay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) iyo qaar...

Puntland oo dil toogasho ku xukuntay xubno ka tirsan Al-shabaab

0
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobollada Mudug iyo Togdheer, ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 8 xubnood, oo sida Maxkamaddu sheegtay lagu helay in...

Madaxweynihii Haiti oo lagu dhex dilay gurigiisa

0
Madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moïse ayaa waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas goordhow war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel gaarka ah dalkaas...

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay degmada Doolow

0
Wararka ka imaanaya degmada Doolow ayaa sheegaya in iska horimaad ay degmadaasi ku dhex-martay Ciidamada Nabadsugida degmada iyo qaar kamid ah Ciidamada dowladda Soomaliya...

R/wasaare Rooble oo gaaray Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda Dowlad-goboleedka Jubaland. Ra’iisul Wasaaraha oo hoggaaminaya wafdi ballaaran ayaa inta uu joogo...

Somaliland Oo Ka Hadashay Ardaygii Lagu Dilay Jaamacada Camuud

0
Maamulka Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa ka hadlay dil xalay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland uu Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolkaas ugu...

Guddiga Doorashada Maamulka Puntland Oo Maanta Doortay Guddoon

0
Guddiga doorashooyinka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, iyagoona doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku-xigeenkiisa ee maamulaya doorashada Baarlamaanka Federaalka ee...

Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Boorama

0
Ibraahim Cabdishakuur Ibraahim oo ahaa arday dhigta Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame ayaa xalay lagu dilay gudaha jaamacadda. Marxuum Ibraahim Cabdishakuur oo ka soo jeeday...

Guddiga doorashooyinka Dowlad gobaleedka Puntland oo doortay Guddoon.

0
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland, iyaga oo Maanta kulankooda ku doortay Guddoomiye...

XULASHADA