Ciidamada xoogga dalka howlgallo ka sameeyey deegaano ka tirsan Hirshabelle

0
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka  iyo kuwa Ammaanka Dowlad gobaleedka HirShabeelle ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay  ka sameeyay deegaano ku yaal duleedka Galbeed ...

AFRCOM oo Gaadiid dagaal ku wareejiyay Taliska Ciidanka xoogga dalka

0
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika oo loo yaqaan ( AFRCOM) ayaa Maanta Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay Gaadiid dagaal oo noocya kala...

Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xaaladda Gabdho U Xiran Lebiska Calanka Somalia

0
Xafiiska xuquuqul Insaanka Somaliland oo War ka soo saaray xaaladda gabdho laga qaaday Magaalada Laascaanood oo Berbera lagu xiray, kuwaasi oo ku eedeysan in...

Abiy Ahmed:-Bil gudeheed waxaan ku diyaari karaa hal milyan ciidan ah!

0
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta sheegay in dowladdiisa ay si fudud ku qoran karto hal milyan oo dagaal-yahano balse ay dooneyso inay...

Wasiir Caadle: “Baladweyne way ka dhaceysaa Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dowladaha hoose DG Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay jirto duruuf baajin karta in...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo shacabka ku dhaqan Beledweyne ugu baaqay iney ka shaqeeyan...

0
Madaxweyne Ku Xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle ahna kusimaha Madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta socdaal kormeer ah ku tagay xaafadaha iyo goobaha ay bulshada...

Guddiga Maamulaya Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye.

0
Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah ka qabsoontay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana ah...

Madaxweynaha Jubbaland oo laamaha amniga amar culus duldhigay.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay shirka golaha amniga heer Dowlad Goboleed. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xaaladahii ugu danbeeyay ee...

Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen.

0
Doorashada Guddoonka Guddiga doorashada Galmudug Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen. Musharixiinta xilka Gudoomiyaha waxaa isku soo sharaxay; Maxamed Daahir Guuleed, Ku xigeen waxaa...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo wakiillada beesha caalamka?.

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa wakiillada beesha caalamka la yeeshay kulan looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka dalka, amniga doorashooyinka iyo...

XULASHADA