Waa sidee xaalada dalka Mozambique?.

0
Xaaladda magaalada Palma ee dalka Mozambique ayaa degan kadib markii muddo ka badan toddobaad ay weeraro dhimasho geystay ka fuliyeen maleeshiyaad lala xiriiriyay ururka...

Ciidamada Eritrea oo ka baxay gobolka Tigray.

0
Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo kasoo jeedo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen inay isaga baxaan gobolka Tigray. Ciidamada Eritrea ayaa ka garab...

Booliska Malawi oo gacanta ku dhigay dad ay ku jiraan Soomaali

0
Booliska dalka Malawi ayaa ku qabtay magaalada Kasungu 3 qof oo Soomaali ah iyo ruux Ethiopian ah oo la sheegay inay ahaayeen kuwa Tahriibayaal...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadlay saameynta covid 19 iyo Oxygeen la”aanta ka jirta...

0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta...

Taliska Militeriga Soomaaliya oo guulo ka sheegtay dagaaladii Awdheegle iyo Bariire

0
Taliyaha ciidanka dhulka ee militeriga Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ka hadlay dagaaladii saakay ka dhacay Bariire iyo Awdheegle ayaa warbaahinta dowladda u...

Sarkaal ka tirsanaa militeriga Soomaaliya oo lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

0
Ciidamo ka tirsan qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta weeraray fariisimo ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Sinadhaqo oo koonfur...

Maxaa looga hadlay shirkii madaxada DF iyo kuwa D/gobolleedyada?

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Abuukar Cismaan Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in uu soo gaba-bagoobay shirkii maanta u furmay madaxda dowladda federaalka, dowlad gobolleedyada...

Maxaa ka jira in ay ciidamada Itoobiya xasuuq ka geysteen Tigraay?

0
Baaritaan uu sameeyay Barnaamijka BBC Africa Eye ee ka baxa BBC ayaa waxaa lagu soo bandhigay Xogo muujinaya in ciidamada Itoobiya ay xasuuq ka...

Dad badan oo ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay Taiwan

0
Ugu yaraan 34 qof ayaa dhintay, halka 70 kale ay dhaawacmeen, kadib markii uu wadada ka baxay tareen ay la socdeen ku dhowaad 350...

Faah Faahin:-Shil Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil khasaro  gaystay oo goordhaweyd ka dhacay  Degmada Boondheere ee Gobolkani Banaadir, waxaana uu si gaar ah...

XULASHADA