Madaxweynaha Buntland oo madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday QM.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...
Guddoomiyihii laga hor is-taagey safarkii Gedo oo maanta ka dhoofay garoonka Aadan Cadd
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo uu wehliyo taliyaha saldhigga garoonka Aadan Cadde ayaa sagootiyay Cismaan Nuur Xaaji Mucalimu, oo ahaa guddoomiyihii hore ee Gobolka...
Faah-faahino kasoo baxayo dagaal ka dhacay G.Bakool.
Dagalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisimo Ciidamo ka tirsan Itoobiya oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM ay ku leeyihiin deegaan ka...
Gudiyada Isportiska Gobolka Gedo oo Gudoomiye mar kale u doorey Maxamed cabdi Nuur
Gudoomiyayaasha Sports ka degmooyinka Gobolka Gedo ayaa Gudoomiyaha Sports ka Gobolka Gedo Mar kale ayaa waxay u doorteen Maxamed cabdi Nuur oo xilkaasi horey...
Afhayeen cusub oo loo magacaabay Booliiska Soomaaliya.
aliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Korneel Sadiiq Aadan Cali (Doodisho), kaas oo hore u...
Booliska Galmudug oo digniin u diray gaadiidleyda ka howlgala Mudug
Taliska Booliiska Gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa soo saaray awaamir ku aadan dhanka marista wadooyinka ayagoo diginin usoo jeediyey Gaadiidleyda ku dhaqan Gobolka.
Taliyaha...
R/wasaare Rooble oo magacaabay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee Baarlamaanka
R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood, kuwaasi oo xaqiijin doono qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee ka mid...
Mareykanka oo ka hadlay duqeymo uu ka fuliyay Soomaaliya.
Waaxda gaanshaandhiga Maraykanka ee Pentagon ayaa xaqiijisay in duqaymo ka dhan ah Alshabaab ay Jimcihii ka fulisay Soomaalia – hawgalka oo ka dhacay dowlad...
R/wasaare Rooble oo ku wajahan London
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu tago magaalada London ee dalka Ingiriiska.
R/wasaare Rooble ayaa waxaa ka qeyb galaya shirka Caalamiga...
Ilhaan Cumar oo madaxweyne Biden ka codsatay arrin ku saabsan Muslimiinta
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtey qorshe ah in la abuuro gole degaan oo qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka.
Ilhaan...

















