Xildhibaano Kulan Deg-Deg Ah Ka Yeeshay Shaqo Joojinta Maamulka Buulo-Burte
Xildhibaano ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa isugu yimid kulan deg deg ah oo looga hadlay Go’aankii Madaxweyne ku-xigeenka...
Guddiga Dib U Heshiisiinta Gobolka Gedo Oo Maanta Gaaray Garbahaarey
Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Garbahaarey ee Xarunta...
Abiy Ahmed oo wacad maray kadib weerar cusub oo ay billaabeen Tigrayga
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta wacad ku maray inuu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib markii mucaaradka gobolka Tigray ay billaabeen...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad ka kala tirsan...
Caqabadaha ku hor-gudbadan hay’adaha Garsoorka oo laga shiray
Madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay Maxkamadda sare ee Dalka, waxaana looga hadli doonaa arrimaha...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Xildhibaannada ka soo jeeda G.Waqooyi?
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaal Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi.
Labada dhinac ayaa kawada hadlay arrimaha doorashooyinka...
Jubbaland oo digniin u dirtay odayaasha dhaqanka
Maamulka Jubbaland ayaa digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab, waxayna sheegtay in cidii jabisa go’aankan ay...
Dowladda Koofur Afrika oo ciidamo badan geysay gobolada rabshaduhu ka socdaan ee dalkaas.
Dowladda Koofur Afrika ayaa ciidamo badan u daabushay
gobolada Guwaateen iyo KwaZulu-Natal oo ay ka dhaceen rabashadaha ugu
badan ee dalkaas ka socda.
Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa...
Saraakiisha TPLF-ka oo sheegay inay qabsadeen magaalo kale, kuna sii durkayaan koonfurta
Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay kusii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga qabsadeen ciidamada dowladda, ayaga oo muujinaya sida ay uga go’an...
Munaasabad lagu abaal marinayey Howlwadeenaddii Todobaadka Xoriyadda oo lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta
Munaasibadan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa uu ujeedku ahaa abaalmarinta guddiyadii kala duwanaa oo ka qayb qaatay wacyi galintii maalmaha ...


















