Madasha Badbaado Qaran Oo Shaacisay Inay Qaadeyso Tallaabo Lagu Joojinayo Muddo Kordhinta

0
Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Puntland iyo Jubbaland, Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa si kulul uga hadlay muddo...

Mareykanka Oo Ka Horyimid Muddo Kororsiga Ay Sameeyen Golaha Shacabka

0
Madaxa Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka ee dalka Mareykanka Senator Bob Menendez ayaa ka hor yimid Go’aankii shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka ay muddo...

Maxaa ka dhaxeeya Sacuudiga iyo shirqoolkii Jordan?

0
Sacuudi Carabiya ayaa si adag u beenisay inay ku lug leedahay muranka boqortooyada Jordan, hase yeeshee xariga la-taliyaha dhaxal-suge Mohamed bin Salman ayaa qalqal...

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyey boqolaal maxaabiis ah

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne...

Ciidamo Ka Goostay Dowladda Federaalka Oo Isku Dhiibay Maamulka Puntland

0
Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa Mgalaada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug kusoo bandhigay Ciidamo la sheegay inay ka goosteen dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamada...

Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo xukun adag ku riday askari dilay qof shacab ah

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya qeybteeda 27-aad ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo qof shacab...

Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ka dhoofay Muqdisho

0
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo diyaarado u kala raacay  magaalooyinka Garowe iyo Kismaayo oo ay ka...

Maamul Goboleedyada Oo War Kasoo Saaray Muddo Kordhinta Loo Sameeyay Farmaajo

0
Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Koofur galbeed,Galmudug Hirshabeelle iyo  maamulka gobolka Banaadir ayaa soo dhaweeyey go’aankii Baarlamaanka ee muddo kordhinta loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo.

Wasiir Oomaar oo diiday xilka wasiir ee loo magacaabay

0
Maxmed Cabdullaahi Sallaad Omaar, Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya oo iskushaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Soomaaliya loogu magacaabay in uu...

Iran oo fariin hanjabaad ah u dirtay xukuumadda Israel

0
Wasaaradda arrimaha dibbadda Iran ayaa ku goodisay inay ka aar gudan doonto xukuumadda Yahuuda oo ay ku eedeysay inay ka dambeysay qarax shalay ka...

XULASHADA