Maamul Goboleedyada Oo War Kasoo Saaray Muddo Kordhinta Loo Sameeyay Farmaajo

8

Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Koofur galbeed,Galmudug Hirshabeelle iyo  maamulka gobolka Banaadir ayaa soo dhaweeyey go’aankii Baarlamaanka ee muddo kordhinta loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo.