Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray dadka ku dhaqan gobollada waqooyi ee Soomaaliland.

0
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed Sannad Guurada 61-aad...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho.

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada...

Dowladda Soomaaliya oo buuxisay Axdi qarameedka xuquul insaan ee Qarmada Midoobay

0
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay buuxisay lix...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho.

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo ay soo dhaweeyeen wasiiro iyo xildhibaano ka...

Poland oo ciidamadeeda kala baxaysa Afganistan

0
Madaxweynaha Poland, Andere Duda ayaa sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan dhamaadka bisha June. Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka, ayaa...

Ciidamada Kenya oo wada howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

0
Saraakiil ka tirsan booliska Kenya ayaa sheegaya in ay ku raadjoogaan xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo weeraro ku geystay gobolka Waqooyi bari dalka...

Kenya: “300 dhalinyaro ah ayaa Al-Shabaab ka soo badbaadinay

0
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay soo badbaadisay 300 oo dhalinyaro Kenyan ah oo ay Alshabaab u qorteen, si ay tababaro ugu siiyaan gudaha...

Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

0
Waxaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir Abdille Mohamed oo kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya doorashada lagu...

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Yaaqshiid

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska...

Khilaafka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya oo sii xoogeystay.

0
Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee ay ku leedahay gudaha Afrika, xilli ay sare usii kacayso...

XULASHADA