Xiisad la xariirta Faransiiska oo ka dhex qaraxday dowladda iyo Islaamiyiinta Pakistan
Kow iyo toban sarkaal oo boolis Pakistani ah, oo ay qabsadeen taageerayaasha koox Islaamiyiin ah oo mayal-adag oo wada olole la doonayo in safiirka...
Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Koongo oo ka wada hadlay horumarinta iskaashiga labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane Felix...
Cali Waraabe oo shaaciyey arrin uu Geelle ‘ka hor-istaagay’ Somaliland
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan loo...
Wasiirka Gargaarka Soomaaliya oo billad sharaf guddoonsiisay hey’adda Hormuud
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa billad sharaf ku guddoonsiiyay, hey’adda Hormuud Salaam Foundation doorka ay ka qaateen caawinta...
Madaxweynaha Puntland oo maanta cafis u fidiyey 66 maxbuus
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah cafis u fidiyay 66 maxbuus oo kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Puntland.
Wareegto ka...
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb
Kulanka uu goob joog ka ahaa Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala duwan ee Ciidanka xogga...
Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo maanta gaaray degmada Waajid
Wefdig uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Koofur Galbeed ayna kamid yihiin; wasiirada Maaliyadda, Amniga, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta gaaray degmada...
AMISOM oo shaacisay in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu qabtay Sh/Dhexe
Howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen ciidanka xooga dalka iyo kuwa AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa la sheegay in lagu soo qabtay dagaalamayaal ka...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 9aad ee Habka Wanaagsan ee Wax beerashada
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Maareynta
oo ay idiin soo saartey...
Farmaajo Oo La Kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka AMISOM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war-bixin wadajir ah ka dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Guud ee...

















