DEG DEG:- Ciidamada xoogga iyo Al-shabaab oo ku dagaalamaya Galgaduud
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada xoogga iyo Al-shabaab uu ka socdo deegaanada Sin-dhaqo iyo Labidulle oo ka...
Taliyaha Ciimada Militariga Itoobiya oo sheegay in uu sugayo amar kaliya si uu u...
Taliyaha guud ee ciidamada dalka Itoobiya, Birhanu Jula ayaa sheegay in uu sugayo oo kali ah amarada madaxda ka sareysa si mar kale guluf...
Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe Oo Gaaray Degmada Cadale
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa Maanta safar dhinaca dhulka ku gaaray degmada Cadale ee...
Wafdi uu hogaaminayo MW Hir-shabeelle oo ku wajahan G.Sh.Dhexe
Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe wafdi uu hogaaminayo oo uu qeyb ka yahay Madaxweyne Kuxigeenka Yuusuf Dabageed ayaa malinta beri ah kusii...
Diyaarad Kenya laga leeyahay oo ku soo dhacday Gedo.
Diyaarad siday rakaab oo ka soo kacday Nairobi ayaa ku dhacday garoonka diyaradaaha degmada Ceelwaaq, kadib markii la sheegay in diyaarada ay ku timid...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani, ayaa ugu...
QM oo agabkii doorashada geysay Jubbaland iyo Puntland
Qaramada Midoobay ayaa maamulada Puntland iyo Jubbaland gaarsiisay agabka doorashada, xili dhowaan ay billaabanayso doorashada xildhibaanada aqalka sare.
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay howlgalada ka socda dalka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhiirri-geliyey sida nafhurnimada leh...
Madaxweynaha Mali oo ka badbaaday isku day dil.
Rag hubaysan ayaa isku dayay inay mindi ku dilaan madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Mali Assimi Goïta masaajid ku yaal caasimada Bamako.
Taliye Goïta...
Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay Koofur Afrika
Burcad hubeysan ayaa waxaa ay xalay magaalada CapeTown ee waddanka Koofur Afrika ay dil, dhaawac iyo Boob hantiyadeed ay u geysteen dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi...


















