Wasiirka Gargaarka Soomaaliya oo billad sharaf guddoonsiisay hey’adda Hormuud

7

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa billad sharaf ku guddoonsiiyay, hey’adda Hormuud Salaam Foundation doorka ay ka qaateen caawinta dadka tabaaleysan.

Wasiirka ayaa hey’adda ku amaantay kaalintooda ku aadan arrimaha bani aadanimada oo ay ka shaqeeyaan.