Guddoomiyaha guddiga hergelinta doorashooyinka oo gaaray Kismaayo
Wafti uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka Jubbaland.
Guddoomiyaha guddiga hirgelinta...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde, ayaa xilka ka qaaday...
Israa’iil oo doonaysa in ay dib ugu biirto Midowga Afrika.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Israa’iil ay dib ugu biirayso Midowga Afrika iyadoo noqonaysa waddan kor jooge...
Rag ku eedeysan taageerida ururka TPLF oo la xiray
Booliiska dowlad deegaanka Soomaalida ayaa xiray rag la sheegay in ay gacan-saar la lahaayeen kooxda TPLF, iyagoona la xayiray dhaqaalihilii ay heysteen iyo gawaari...
Dhibaato soo wajahday Soomaalidii ku hanti-beeshay rabshadihii K.Afrika
Rabshadii ka dhacay dalka koofur Afrika ayaa waxaa uu saameyn dhaqaale uu ku yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi, iyadoona haatan ay soo wajahday shaqo...
Sargaal kamid ah saraakiisha booliiska Somaliland oo la dilay
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in koox hubeysan ay halkaasi maanta ku dileen talyihii booliiska degmada Gar-adag Eng Cabaas Maxamed Diriye.
Goobjoogeyaal...
Xasan Sheekh Maxamuud: “Dalka oo dhan waa wada tabasho waana in la is warsadaa”.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa soo jeediyay in xal loo helo tabashada...
Madaxweynaha Jubbaland oo laga codsaday inuu soo gudbiyo masharixiinta utartamayo Aqalka sare.
Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uga codsaday inuu soo...
Guddoomiyihii hore G.Gedo oo garoonka Aadan Cadde ‘laga celiyay’
Guddoomiyahii hore ee gobolka Gedo, Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in hay’adda nabad sugida ka hor-istaagtay in uu ka dhoofo garoonka Aadan Cadde ee...
Uhuru Kenyatta Oo Jeediyay Hadal Lagu Tilmaamay Inuu Ka Dhan Yahay Soomaaliya
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo...

















