Uk oo cunaqabateen ku soo rogtay siyaasiyiin lagu helay musuqmaasuq
Boqortooyada Ingiriiska ayaa cunaqabateyn saartay 22 shaqsi oo 14 ka mid ah ay u dhasheen Ruushka, kuna lug lahaa kiisas musuqmaasuq oo ku saabsan...
Ciidamada ammaanka oo saakay jir dil u geystay shaqaalaha Idaacadda Mustaqbal
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo saakay arroortii galay xarunta Idaacadda Mustaqbal oo ka mid ah maxaliga ah ee ku yaala Muqdisho ayaa qaatay...
Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Kasoo Horjeestay Muddo Kororsiga dawlada
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa si wadajir ah uga soo horjeestay muddo kordhinta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ay u sameeyeen...
Fanaan Qaran Xareedo Ismaaciil oo ku geeriyootay Ingiriiska
Allaha u naxariisto Fanaanad Qaran Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) ayaa dalka UK ku geeriyootay,.
Xareedo waxay ka mid ahayd fannaaniintii hore dalka ee Hobollada Qaranka Waaberi...
Inta badan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo laga barakacay
Dadkii ku noolaa inta badan xaafadaha degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa ka barakacay xaafadahoodii, waxayna u hayaameen deegaanada koofureed ee magaalada.
Waxaa...
Dowladda Mareykanka Oo Dalab Cusub Hordhigtay Farmaajo Iyo Rooble
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay dagaaladii u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Milateriga ee kasoo horjeeda muddo kordhinta loo sameeyay...
Beesha Caalamka oo si adag uga hadashay rabshadihii ka dhacay Muqdisho
War-Saxaafadeed ka soo baxay wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya si adag loogu cambaareeyey rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna mar kale ku celinayeen in...
Wasiir Xundubey “Muqdisho waxaa ku soo kordhay dad dhaqan mooyaameed leh”
Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in...
R/wasaare Rooble oo ku baaqay shir deg deg ah oo lagu xalinayo xiisada siyaasadeed...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay xabbad in shir deg deg ah la isu’gu yimaado, si xabbad-joojin looga...
Taliye Boolis Oo Isku Dhiibay Ciidanka Millateriga Ee Kasoo Horjeeda Muddo Kororsiga
Taliyaha Saldhiga Booliiska Degmada Shibis ayaa isku dhiibay Ciidanka Millateriga ah ee kasoo horjeeda Muddo kororsiga, kuwaasi oo ku sugan Mirinaayada, oo shalay ilaa...


















