Gargaarki Bani’​Aadanimo Ee Ugu Horreeyey Oo Gaaray Magaalada Mekhelle

0
Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay gargaarki bani aadaminimo ee ugu horreeyey oo dhulka la mariyey inuu magaalada Maqale gaaray. WFP waxay sheegtay iyada...

Maareeye oo shaaciyey cidda ka dambeysay kala jabkii guddiga doorashada Somaliland

0
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka cusub ee ka...

Dowladda Sudan Oo Sheegtay Inay Ka Baaraan Degayaan Heshiiskii Ay La Galeen Raashiya

0
Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalka Sudan, Maryama Saadaq Al-Mahdi oo haatan booqasho rasmi ku joogta caasimadda dalka Raashiya ee Mosko waxay hadalkaasi ku sheegtay...

Feysal Cali Waraabe oo sheegay in Sharci laga soo saarayo qofkii lagu arko in...

0
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID  Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lasoo saari doono sharci dambi ka dhigaya in gudaha Somaliland lagu...

Faah Faahin:-Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika

0
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhalinyaro soomaaliyeed oo lagu dilay dalka koonur Afrika, waxaana soo baxaya warar dheeraad ah oo aan ka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo maanta xariga taliska qeybta 27-aad ee degmada Buula-barde

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah xariga uga jaray taliska qeybta 27-aad oo si ku meel gaar ah ugu shaqeyn doonta...

Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle oo guddoon doortay

0
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay xubnaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee maamul goboleedka HirShabeelle, iyaga oo doortay guddoomiye iyo kuxigeenkiisa. Xubnaha guddigan...

Militeriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay ka socdaan rabshadaha

0
Militeriga Koonfur Afrika ayaa loo daabulay gobollada KwaZulu Natal iyo Gauteng kadib rabshadaha ka dhashay markii la xiray madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob...

Hoos ka dhageyso Q.9aad Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada.

0
Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay'ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada...

Dad badan oo laga afduubtay Nigeria

0
Amiir caan ah oo muslim ah oo lagu magacaabo Al Xassan Adamu Kajuru ayaa laga afduubtay gurigiisa oo ku yaala Waqooyi Galbeed gobolka Kaduna...

XULASHADA