Shirka madasha garsoorka gobolka Banaadir oo lasoo xiraayo maanta
Shirka Madasha Garsoorka gobolka Banaadir oo maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho, waxaa diiradda lagu saarayaa sidii loo horumarin lahaa hanaanka garsoorka dalka iyo...
Guddigii RW Rooble u magacaabay dib u heshiisiinta G/Gedo oo Garbahaarey ka bilaabay kulamo
Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee uu magacaabay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa magaalada Garbahaareey kulan kula leh siyaasiyiinta ka soo...
Puntland oo ka hadashay howlgalo ka dhacay buuralayda gobolka Bari
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamada Galan ayaa Faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay ciidamada dowlad goboleedka Puntland ka sameeyeen Buuralayda gobolka Bari oo maalmihii lasoo dhaafay...
Shiikh Shariif iyo wakiilka gaarka ah ee Norway oo ka wada hadlay doorashooyinka dalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka gaarka ah ee dowladda Norway u...
Xildhibaano Kulan Deg-Deg Ah Ka Yeeshay Shaqo Joojinta Maamulka Buulo-Burte
Xildhibaano ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa isugu yimid kulan deg deg ah oo looga hadlay Go’aankii Madaxweyne ku-xigeenka...
Guddiga Dib U Heshiisiinta Gobolka Gedo Oo Maanta Gaaray Garbahaarey
Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Garbahaarey ee Xarunta...
Abiy Ahmed oo wacad maray kadib weerar cusub oo ay billaabeen Tigrayga
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta wacad ku maray inuu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib markii mucaaradka gobolka Tigray ay billaabeen...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad ka kala tirsan...
Caqabadaha ku hor-gudbadan hay’adaha Garsoorka oo laga shiray
Madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay Maxkamadda sare ee Dalka, waxaana looga hadli doonaa arrimaha...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Xildhibaannada ka soo jeeda G.Waqooyi?
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaal Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi.
Labada dhinac ayaa kawada hadlay arrimaha doorashooyinka...

















