Mustafa Cagjar oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda Itoobiya
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceebook ku sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu u dhaxeeyo...
Galmudug oo ka hadashay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay G.Mudug
Maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyay qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay ciidamada xoogga iyo kuwa daraawiishta Galmudug ku leeyihiin agagaarka deegaanka...
Jubbaland “Doorashada Aqalka Sare waqtigeeda ayaan ku qabaneynaa
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in 25 bishaan ay qaban doonaan...
Farmaaajo Oo Dhigiisa Turkiga U Diray Farriin Ku Aaddan Maalinta Midnimada Iyo Dimuqraadiyadda Dalkaasi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordugan, Shacabka iyo Xukuumadda Dalkaas Xuska Maalinta...
Dhaqaatiir ka timid Somaliland oo Transit ku ahaa Garoonka Aadan Cadde oo lagu celiyay...
Labba dhakhtar oo ka mid ah shaqaalaha Cusbitaalka Dr Adna Aadan, oo u socda dalka Kenya kana tegey Hargeysa ayaa dhowaan lagu xidhay Muqdisho...
Abiy Ahmed oo digniin u diray kooxda TPLF
Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa marki ugu horreysay ka hadlay magaalooyinka Alamata iyo Koram ee ay dib u qabsadeen xoogagga TPLF, wuxuuna sheegay...
Tirada dhimashada Koonfur Afrika oo korortay
Dowladda Koonfur Afrika ayaa Arbacadii dalbatay 25,000 oo askari oo lagu xakameeyo rabshadaha ka socda dalkaas oo galay maalintii toddobaad, xilli ay jiraan cabsiyo...
Maxay ka wadahadleen Cali Guudlaawe iyo Shiikh Shariif ?
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed kuwaas oo...
Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay haweenay ninkeeda ku dishay Beledweyne
Wararka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen haweenay ninkeeda oo macalin dugsi ahaa ku dishay...
Wasaaradaha waxbarashada dowladda Soomaaliya iyo M/goboleedyada oo heshiis gaaray
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada heer dowlad goboleed, oo uu weheliyo maamulka Gobolka Banaadir, ayaa si wadajir ah Garoowe uga dhawaaqay...


















