Jubbaland oo digniin u dirtay odayaasha dhaqanka
Maamulka Jubbaland ayaa digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab, waxayna sheegtay in cidii jabisa go’aankan ay...
Dowladda Koofur Afrika oo ciidamo badan geysay gobolada rabshaduhu ka socdaan ee dalkaas.
Dowladda Koofur Afrika ayaa ciidamo badan u daabushay
gobolada Guwaateen iyo KwaZulu-Natal oo ay ka dhaceen rabashadaha ugu
badan ee dalkaas ka socda.
Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa...
Saraakiisha TPLF-ka oo sheegay inay qabsadeen magaalo kale, kuna sii durkayaan koonfurta
Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay kusii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga qabsadeen ciidamada dowladda, ayaga oo muujinaya sida ay uga go’an...
Munaasabad lagu abaal marinayey Howlwadeenaddii Todobaadka Xoriyadda oo lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta
Munaasibadan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa uu ujeedku ahaa abaalmarinta guddiyadii kala duwanaa oo ka qayb qaatay wacyi galintii maalmaha ...
Dood ka dhalatay sharci ay ansixiyeen Baarlamaanka Puntland
Mudaneyaasha Baarlamanka maamulka Puntland ayaa galay fasax mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan hindise-sharciyeedka dhawrista goobaha taariikhiga ah ee Puntland, kaas...
RW Rooble oo kulan looga hadlay amniga doorashooyinka la qaatay guddiga amniga doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira taliyeyaasha booliiska heer Fedaraal iyo heer...
Madaxwynaha Koofur Galbeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socdo Qaramadda Midoobay.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku...
Soomaali dalka Ugaandha ugu geeriyooday Gaajo
Sida ay daabacday wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool Ugu yaraantii 10 Soomaali ah oo ku noolaa xeryaha qaxootiga oo ku yaala wadanka Uganda, ayaa...
Xayiraad Dhanka Socdaalka Oo Lagu Soo Rogay Somalia Iyo Dalal Kale
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Koonfurta Kuurya ayaa waxay maanta ku dhawaaqday inay kordhisay Xayiraadii dhanka Socdaalka ee lagu soo rogay 6 Waddan oo ay...
Guddiga Sare Ee La Socodka Doorashooyinka Soomaaliya Oo Tababar Loo Qabtay
Guddiga kor joogtayn doona Doorashooyinka Guud ee Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu qabtay magaalada Garowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland.
Guddigan oo ka kooban 20...


















