Maamulka Gobolka Hiiraan oo walaac muujiyay
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa faah faahin ka bixiyay caabuqa coronavirus oo dalka kusoo laba kacleeyay, kaas oo kiisas kamid ah...
Jubbaland oo dalbatay in Farmaajo uusan door ku yeelan hanaanka doorashada
War kasoo baxay dowlad goboleedka Soomaaliya ee Jubbaland ayaa looga dalbaday Madaxweynaha uu waqtigiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu raaligalin ka bixiyo weerarkii...
Qarax Labaad Oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Iyo Faah Faahin Kasoo Baxeysa
Duhurnimadii Maanta Qarax miino oo dhulka la geliyay ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhexeeysa isgoyska Tarabuunka iyo Isbitaalka Difeer gaar ahaan halka...
DF oo shaacisay in Jubbaland iyo Puntland aysan weli aqbalin casuumaadii MW Farmaajo
War xalay kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu shaacismyey in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan weli aqbalin casuumaddii uu u fidiyey madaxweynaha waqtigu ka...
Dowladda Soomaaliya oo si adag ugu jawaabtay hadalkii ka soo yeeray dowladda Imaaraadka
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe goor dhow shir jaa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga fal-celiyey sida ay dowladda Imaaraadka Carabta...
Fannaanadii Faadumo Cali Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed.
Fannaanada ayaa ku...
Puntland oo sheegtay in ay maxkamadeyn doonto dad loo qabtay ka ganacsiga Khamriga
Shirka amniga ee gobolka Bari oo ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlay xoojinta amniga ka hortagista Maandooriyaha iyo dhalinyarada dhaca xatooyada u...
Dowladda Kenya oo qareeno cusub u qaadatay dacwada kala dhaxeysa Soomaaliya
Xaakim hore ee maxkamad caalami ah iyo bare sharci ka dhiga dalka Ingiriiska ayaa qeyb ka ah koox sideed ah loo kireystay si ay...
Imaaraadka Carabta oo DFS ugu yeertay Dawlad KMG ah
Dawladda isutaga Imaaraatka Carabta ayaa ka hadashay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee habeen ka hor & shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo geystay khasaaro...
Musharax Daahir Geelle oo sheegay inay dacwad ka gudbinayaan Farmaajo
Afhayeenka Midowga Musharixiinta Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in shaqaaqadii shalay ila habeen ka hor ka dhacday magaalada Muqdisho ay aheyd isku-day dil...