Maxaa looga hadlay shirkii madaxada DF iyo kuwa D/gobolleedyada?

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Abuukar Cismaan Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in uu soo gaba-bagoobay shirkii maanta u furmay madaxda dowladda federaalka, dowlad gobolleedyada...

Maxaa ka jira in ay ciidamada Itoobiya xasuuq ka geysteen Tigraay?

0
Baaritaan uu sameeyay Barnaamijka BBC Africa Eye ee ka baxa BBC ayaa waxaa lagu soo bandhigay Xogo muujinaya in ciidamada Itoobiya ay xasuuq ka...

Dad badan oo ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay Taiwan

0
Ugu yaraan 34 qof ayaa dhintay, halka 70 kale ay dhaawacmeen, kadib markii uu wadada ka baxay tareen ay la socdeen ku dhowaad 350...

Faah Faahin:-Shil Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil khasaro  gaystay oo goordhaweyd ka dhacay  Degmada Boondheere ee Gobolkani Banaadir, waxaana uu si gaar ah...

Faah Faahin:- Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Beled-Xaawo Ee Gobolka Gedo

0
Wararka aan ka helayno Magaalada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku warramaa in xalay Magaaladaasi lagu dilay nabaddoon caan ka ahaa degaanadaasi, waxaana kasoo...

Puntland oo ka hadashay shir beri ka dhacaya Muqdisho

0
Maamul goboleedka Puntland ayaa qoraal barahooda bulshada soo dhigeen waxay ku sheegtay inay soo dhoweyneyso dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo...

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada.

0
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii shanaad shir isugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaas oo ka dhacaya Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta...

Kenya oo mar kale ku celisay in ay xireyso xarooyinka qaxootiga

0
Kenya ayaa mar kale ku hanjabtay inay xiri doonto laba xero qaxooti oo aad u weyn oo ku yaala dalkeeda, tallaabadaas oo ay walaac...

Puntland & Jubbaland oo DF ku eedeyay in ay ‘xaggal daacineyso’ qabsoomidda shirka

0
Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka hadlay sababaha hortaagan qabsoomida shirka wada-tashiga ee doorashada, iyagoona dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay xaggal daacineyso...

Madaxada qaar kamid D/gobolleedyada oo ku shiray Muqdisho

0
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada taagersan dowladda Federaalka ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka ay wada...

XULASHADA