Rooble oo shaaciyey in madaxda DF iyo DG ay isugu imaan doonaan shir kale...
-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo maanta daah furay shirka iskaashiga Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ayaa ka warbixiyey qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan...
Deni oo si doorashada looga heshiiyo DF ka dalbaday inay ciidanka ka soo saarto...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shirka saaxiibbada Soomaaliya uga qeyb-galay aaladda Internetka ayaa sheegay in dowlada federaalka Soomaaliya ay ku darsatay guddiga doorashooyinka...
Axmed Madoobe “DF ha cadeyso hadii ay la wareegtay gobolka Gedo”
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta qadka internetka uga qeyb galay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 12aad
Goynta dallagga, kaydinta, suuq geynta iyo hababka kale ee la xiriir habaynta iyo wajaanitiisa si uu u noqdo dalag tayo leh oo waxtara dadka...
Dad shacab ah oo lagu dilay Shabeellada Hoose
Wararka imaanaya degaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay dad shacab ah ku dileen deegaankaasi.
Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay...
DFS oo weerar afka ah ku qaaday midowga musharixiinta
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay xubnqha musharixiinta ee...
UNOCHA oo sheegtay inay qiimeyn ku sameynayso duufanta ku dhufatay Puntland
Saameynta duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha Soomaaliya dabayaaqadii bishii November ayaa ka jirta wali qeybo ka mid Puntland .
Hay’adda UNOCHA ee qaramada ee...
Guddiga doorashada oo soo saaraya jadwalka doorashada xildhibaannada aqalka sare
-Guddiga doorashada dadban ee heer federaal oo muran badan uu hareeyey ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo saaraan jadwalka doorashada senatorrada...
Jubbaland oo markale digniin ka soo saartay arrimaha doorashooyinka
War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa markale waxaa looga hadlay arimaha doorashooyinka dalka iyo caqabaha xiligan hortaagan dastuurka dalka.
Jubbaland...
Baarlamaanka Puntland oo maanta hortagay wasiirka qorsheynta ee maamulkaasi
Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, ku xigeenka 1aad Cabdi...