Xasan Kheyre Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Madaxweyne Farmaajo
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo xilka qaadistii Maanta lagu sameeyay Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka...
Maamulka G/Banaadir oo sheegay in amniga caasimadda ay gacanta ku hayaan
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya.
“Waxaa halkan kala wadaagayaa umadda...
Golaha Shacabka oo meel mariyay sharci gaar ah oo ku saabsan jiheynta doorashooyinka heer...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah oo ku...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN,Q 8aad
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Qeybta 8aad ee Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay...
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Gaaray Magaalada Baydhaba
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxmed Lafta-gareen ayaa gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Maamulkaasi.
Safarka Madaxweyne Lafta...
Maxaabiis Lagu Wareejiyay Dowladda Federaalka Oo La Keenay Muqdisho
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa kasoo degtay diyaarad siday 14 Maxaabiis oo xabsiga weyn ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ugu xirnaa...
Dad badan oo lagu laayay dalka Myanmar
In ka badan 80 qof ayaa lagu dilay dalka Mnanmar kadib markii laamaha amniga ay sameeyeen howlgal ka dhan ah dad dibadbaxyo ka dhigayay...
Boqorka Urdun Iyo Walaalkiis Oo Meel Lagu Wada Arkay, Kadib Khilaafkii
Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas oo sidoo kale walaalkiis ah Amiir Xamza ayaa meel lagu wada arkay markii ugu...
DFS oo shiinaha kala wareegtay wejiga labaad ee talaalka Covid 19
Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu deeqday Soomaaliya ayaa goordhaw soo gaartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Somaliland Oo Xukun Ku Riday Sarkaal Xiriir Wicitaan La Sameeyay Qof Jooga Muqdisho
Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa la horgeeyay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland, kaasi oo lagu magacaabo Korneyl Jaamac...