Madaafiic lagu weeraray garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.

0
Faafaahino ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic oo dagaalamayaal katirsan Alshabaab ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wararka ayaa...

Yuusuf Dabageed oo booqday goobaha loogu talagalay doorashooyinka ee Beledweyne

0
Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf ayaa maanta Booqday meelaha Loogu Talo galay doorashooyinka ee Magaalada Beledweyne xili ay ka...

Taliska ciidanka xoogga dalka oo ka hadlay ciidamo qabsaday garoonka diyaaradaha Doolow

0
Col Warfaa, Taliyaha guutada 10-aad qeybta 43aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Gedo ayaa sheegay in  ay dib xeryahoodii ugu laabteen ciidamado...

Jubbaland oo war ka soo saartay shaqaaqadii ka dhacday Doolow

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha dowlad goboleedka Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa waxaa uu ka hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday degmada Doolow ee...

RW Rooble Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo U Amba-Baxay Dalka Masar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Masar. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed...

War murtiyeed laga soo saaray shirkii Muqdisho kaga socday midowga musharaxiinta.

0
Kulan saddex maalmood socday oo ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Midowga Musharaxiinta ayay kasoo saareen war murtiyeed ku saabsan waxyaabihii kasoo baxay shirkooda. Midowga Musharaxiinta...

Dowladda Afghanistan oo xukunka ku wareejin doonto Taliban

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Afghanistan Abdul Sattar Mirzakwal ayaa maanta sheegay in “xukunka si nabad ah loogu wareejin doono” dowlad ku-meel gaar ah kadib markii...

Guddoomiye Cirro oo ka digay in maamul goboleedyada ay soo farageliyaan doorashada golaha shacabka

0
Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal Maxamed Xasan Cirro’ oo ka hadlay sida ay u socdaan doorashada aqalka sare ee BFS ayaa sheegay...

Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay DFS

0
Dowladda Soomaaliya ayaa Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda Turkiga. Munaasabad loogu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb-galay Safiirka dowladda...

DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Baay

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa howlgallo qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen degaanka Goofgaduud Shabeeleey oo katirsan gobolka Baay. Saraakiisha howlgalka hoggamineysay...

XULASHADA