HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN,Q 8aad

31

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Qeybta 8aad ee Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo isniin ah Taariikhduna ay ku began tahay 12/04/2021, saacaduna waa 7,30 AM ,Barnaamijka maanta waxaan kaga hadleynaa Xilliga ku haboon Waraabka iyo Hagaajinta Dariiqada Farsamada Waraabka iyo Maareynta wanaagsan,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soosaarida Barnaamijkan waxaa iska kaashadey Hay’adda FAO iyo Radiyo Markabley