Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka digtay hurinta Colaad Sokeeye

0
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta uga digtay in laga fogaado hurinta Colaad Sokeeye. Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka...

Jabuuti oo si kulul ugu hadashay eedeyn ay DFS u jeedisay.

0
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada maaliyada ee Jabuuti ayaa waxaa si kulul looga hadlay hadalkii shalay ka soo baxay dowladda Soomaaliya,...

Shariif Sheikh Axmed Oo Ka Hadlay Go’aankii Lagu Cambaareyay Muddo Kordhinta Farmaajo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay go’aankii golaha amniga ee Q.M, kan golaha amniga ee Midowga Africa, iyo baaqyada isxigxiga...

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe

0
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka...

Jaamacadda Carabta oo ka digtay muddo kordhintii Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Cadil Bin Cabdiraxmaan Al Casuumi ayaa ka dalbaday Hogaamiyaasha Soomaalida inay dib ugu laabtaan miiska wada hadalka si looga fogaado xasilooni...

UK oo war ka soo saartay go’aankii Golaha Amniga ee Midowga Afrika

0
War qoraal ah oo ka soo baxay safiirka dowladda Uk ee u qaabilsan arimaha  Soomaaliya  ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka Gollaha Amniga iyo Nabadda...

Baydhabo: Banaanbixi Cadaalada loogu raadinayay caruur dhawaan lagu dilay oo dib loo Dhigay

0
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid banaanbax balaaran oo todobaadkii hore Culimada Baydhabo ku baaqeen kaas oo lagu dalban lahaa in lasoo de...

Ra’iisul wasaare Rooble oo si adag uga hadlay Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka...

Koox hubeysan oo qabsatay deegaano ka mid ah Ethiopia

0
Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Ethiopia, ayaga oo sida lagu warramay dilay dad shacab...

Somaliland Oo Qodobbo Kasoo Saartay Adkaynta Nabadgelyada Iyo Arrimaha Geeska Afrika

0
Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa  Maanta Qodobbo Ka Soo Saaray Adkaynta Nabadgelyada Doorashooyinka Dalka, Arrimaha Geeska Afrika iyo Xaaladda Xanuunka Covid 19. Fadhigii 74aad ee golaha...

XULASHADA